Maxaa ka jira inuu geeriyooday wiilka uu dhalay Osama Bin Laden?

Saraakiil ka tirsan sirdoonka Maraykanka ayaa u sheegay Warbaahinta dalkaas inuu dhintay wiil uu dhalay hogaamiyihii Al-Qaeda, Osama Bin Laden, kaasoo lagu magacaabo Hamza bin Laden. Warbaahintu Dhimashada Hamza kama bixinin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qaabka uu u dhintay iyo halka uu ku dhintay balse Hamza bin Laden oo da’diisa lagu qiyaasay 30 … Continue reading Maxaa ka jira inuu geeriyooday wiilka uu dhalay Osama Bin Laden?